Shirka Nabada Hobyo Oo maanta La Soo Gaba-Gabeynayo.

0
248

Shirka Nabada Hobyo ayaa Lagu wadaa in khamiista Maanta ah lagu soo Gaba-gabeeyo Magaalo Xeebeedka Hobyo.

Maalmihii Ugu Dambeeyey ayaa Shirkan ay Hobyo ku laheyd Beelweynta Habar-Gidir oo kamida Beelaha daga Deegaanada Galmudug iyagga oo aayahooda kaga tashanaye.

Mudadii uu shirkan Socday waxaa la isla soo qaaday Arimo Badan iyadda oo xitaa Shirkan lagu Doortay Hogaanka Guud ee Beesha habar-gidir.

Waxaa la filayaa in Gilinka Dambe ee Maanta Shirkan lasoo gunaanado iyadda oo la soo saaridoono War-Murtiyeed ku aadan isku imaatinkii Maalmaha Badan Qaatay.