Uganda Airlines oo duulimaad toos ah ka bilowday Muqdisho.

0
229

Waxaa garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho duulimaad toos ah ku tegtay diyaaradda Uganda Airlines., sida uu ku warramay telefishinka dowladda Soomaaliya.

Waxaana halkaas lagu qabtay munaasab lagu daah furayo duulimaadka tooska ah min Uganda ilaa Muqdisho.

Waxaa horraan Mudisho duulimaadyo toos ah uga bilaabay diyaarado ay kamid yihiin Kenya Airways iyo Ethiopian Airlines