Taliyaha Cusub ee Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya Sareeye Guuto Odawaa Yuusuf ayaa Maanta Magacaabay Xil Cusub.
Taliye Odawaa Ayaa Taliyihii Ciidanka Ahlu-Sunna Mascuus Maxamed Warsame waxaa uu u magacaabay Taliyaha Guutada 15aad Qeybta 21aad Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya.