War-Saxaafadeed: Ahlu-Sunah Oo Iclaamisay Dagaal Shegtayna In Uu Buray Heshiiskii DFS.

0
243

Warsaxaafadeed kasoo Baxay Ururka Aglu sunnah Waljamaaca Ayaa Maanta lagu iclaamiyey Dagaal Ka Dhan ah Dowladda Federaalka Soomaaliya Sheegtayna in uu Burburay Heshiiskii ay hore uwasa galeen iyagga iyo Dowladda Federaalka.

Ciidamada Ahlusunna iyo shacabka ku nool deegaannada Galmudug ayaa loogu baaqay inay  u diyaar garoobaan difaaca naftooda,degaankooda iyo diintooda,sida lagu sheegay War-Saxaafadeedka.

Hoos ka Akhriso Warsaxaafadeedka.