(VIDEO): Puntiland Oo Soo Bandhigtay Saraakiil Ka Soo Goosatay Somaliland iyo Hub iyo Gaadiid Dagaal.

0
233

Maamulka Puntiland ayaa Soo Bandhigay Saraakiil Katirsan Ciidanka Somaliland oo iyagu isku dhiibay.

Mas’uuliyiin katirsan Xukuumadda madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Shir jaraa’id oo ay qabteen kusoo Bandhigay Saraakiishan Oo isi soo dhiibay hub iyo gaadiid Dagaal oo ay wateen.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA.

Lama oga Arintan sida ay uga falcelindonto Somaliland oo Dhawanahanba Xedhidhkoodu uusan Wanaagsanen marka loo eego Puntiland.