Axmed Madoobe Oo Baaq U Diray Shacabka Jubbaland. Sawiro

0
244

Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed-Madobe) oo Shalay Lagu Doortay Magaaladda Kismaayo ayaa Jimcaha Maanta ah Baaq U Diray Shacabka Reer Jubbaland.

Axmed Madoobe oo Salaada Jimcaha Boqolaal Shacab ah kula Dukaday Masjidka Weyn ee kuyaala Bartamaha Magaaladda Kismaayo ayaa Sheegay in Shacabka Jubbaland looga Bahan yahay in ay u midoobaan La Dagaalanka Al-Shabaab.

Axmed Madoobe waxaa kaloo uu shacabku ka daobaday in ay la shaqeeyaan Maamulkiisa oo ay ka Fogaadaan waxkasta Oo Bur-bur u horseedi kara Dowlad-goboleedka Jubbaland.

Mar uu soo hadal qaaday kaalinta Culumaa udiinka ayuu Culimadu ku amaanay Doorka Shariifka ay oo ay kaqaadanayaan Wacyigalinta Bulshadda iyo sidii dhalinta ay u bari lahaayeen Diinta islaamka.