Xisbiga Midowga Nabadda & Horumarka “UPD” Iyo Hampalyada Doorashadii Uu Ku Soo Baxay Axmed Madoobe

0
200

Xisbiga Midowga Nabadda & Horumarka “UPD” ayaa hambalyo iyo bogaadinba u diray madaxweynaha dib loo doortay ee dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe).

Doorashadda uu kusoo Baxay Axmed Madoobe Waxaa Barbar Socotay Doorasho Kale Oo ay Qabteen Musharaxiinta Isbedel Doonka ah ee Jubbaland kuwaasi Oo Madaxweyne U Dhaariyey C/Rashiid Xidig oo ahaa Xildhibaan Federaalka ah.

Waxaa Dadku ay ka dhursugayaan Talaabadda Dowladda Federaalka iyo Beesha Caalamku ay Qaadaan iyadda oo Indhaha Lagu wada hayo Dhagtana Lootaagayo Xaaladda Jubbaland iyo Halka ay ku dambeyndoonto.