Natiijada Doorashada Jubbaland iyo Axmed Madoobe Oo Markale Guuleystay.

0
248

Magaaladda kismaayo ee Xarunta KMG ah ee Jubbaland ayaa Maanta waxaa ka dhacday Doorashada Madaxtinimadda Jubbaland kaasi oo markale uu kusoo baxay madaxeeyne Axmed Maxamed Islaam Madoobe.

Waxaa hadda soo idlaatay tirinta codadka doorashada madaxweynaha Jubbaland. Guddoomiyaha baarlamaanka ayaa shaaca ka qaaday in doorashada uu ku guuleystay Axmed Maxamed Islaam oo helay codad gaarayo 56.

Waxaa uu kusoo baxay wareega koowaad ee doorashada.

Axmed Madoobe ayaa isla markiiba loo dhaariyay xilka madaxweynaha cusub ee Jubbaland.