Agaasimihii Wasaarada Amniga Oo Shaqada Laga Jojiyey iyo Agaasime KMG Ah Oo La Magacaabay.

0
325

Wasiirka Wasaaradda Amniga Xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow Ducaale  ayaa Shaqa joojin waxaa uu ku sameeyay Agaasimaah guud ee Wasaaradaasi Ysuf Cali Maxamed isaga oo Si IMG Ah u magacaabay Agaasime kale oo shaqada sii wada

Isloow ayaa faray laamaha ammaanka Dowladda in looga Baahanyahay in ay la shaqeeyaan Agaasimahan Cusub ee shaqada loo igmaday ee Axmed Cabdi “Kooshin

HALKAN HOOSE KA DAALACO DIGREETADA.