Mudo 3-Maalin Oo Lagu Kordhiyey Dorashada Hoganka Jubbaland iyo Araaji Qabashada Musharaxinta Oo La Bilaabay.

0
254

Gudiga Xuduudaha Iyo Doorashooyinka Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in mudo sedex maalin ah lagu daray waqtiga laqabanayo Doorashadda Madaxtinimadda Jubaland.

Warsaxaafadeed kasoo baxay guddiga ayaa sidan lagu shaaciyey iyadda oo ay xusid mudan tahay in dhawaan magaaladda kismaayo uu booqday wakiilka Q.M uqaabilsan Soomaaliya uuna ugudbiyey Dalabka Qaramada Midoobe kadib kulamo ka dhacay Kismaayo.

Halkan ka daalaco warsaxaafadeedka.

Guddiga Xuduudaha iyo Doorashooyinka Maamulka Jubbaland ayaa si dardar ah kuwada Howlaha Doorashooyinka iyadda oo Xubnaha musharaxiinta Qaarkood ay ku eedeeyeen in ay yihiin kuwa u afduuban Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee jubbaland Axmed Maxamex Islaam Madoobe.