W/A/Gudaha Soomaaliya Oo Sheegtay In Aan La Aqbali Doonin Natiijo Kasta Oo Ka Soo Baxda Doorashada Jubbaland.

0
281

Wasaaradda Arrimaha Gudaha soomaaliya ayaa sheegtay in aan la aqbali doonin natiijo kasta oo baalmarsan Dastuurka & Shuruucda Dalka oo ka soo baxda Doorashada Maamulka Jubbaland.

HALKAN KA DAALACO WAR-SAXAFADEDKA.

Deegaanada Maamulka Jubbaland waxaa ka soconayaa Ole’olihii ugu dambeeyey ee doorashadda Hogaanka Ugu Sareeya Maamulkaasi.

Waxaa ku sugan Musharaxiin Galaangal siyaasadeed ku leh Deegaanada Maamulkaasi oo ukala Qeysan Labo Garab oo iska soo Horjeeda iyo Laba Guddi Doorasho oo aan isqaban.

Dadka qaar waxaa ay shaki galinayaan sida Deegaanku ay uga dhici karto Doorasho Xur iyo Xalaala Maadaama Labada Guddi Doorasho ay Kala Magacaawdeen Labada Dhinac ee Doorashada isku haya oo Midkasta uu Leeyahay Dano Siyaasadeed iyo Dad Gadaal kasoo Riixaya Oo Doonaya In Mustaqbalka ay Miirtaan Dhiiga Shacabka Jubbaland.

     Maskiin Allaa U Maqan.