Dowladda Soomaaliya Oo Fasaxday Shaqaalaheeda Mudo Sedex Maalin Ah.

0
278

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Mudo Sedex Maalmood ah Fasaxday Shaqaalaha Dowladda Munaasabadda Ciidul-Adxaa Aawadeed.

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Warsaxaafadeed ay Soo saartay Ku Sheegtay in Mudo Sedex Maalmood ah La Fasaxayo Shaqaaladda Dowladda iyo kuwa Dowliga aheyn.

Fasaxan ayaa Ku eg Maalmaha Sabtida, Axadda iyo Isniinta iyadda Oo Shaqaalaweynaha Soomaaliyeedna U Rajeysay Farxad iyo Reyn Reyn in ay ku Gaaraan Ciidan Ciideeda Kale.

HALKAN HOOSE KA DAALACO BAYAANKA.