DEG DEG:- Gudiga Doorashada Somaliland Oo Ka Hadlay Dib U Dhaca Ku Yimid Doorashoyinka.

0
229

Gudiga Doorashooyinka Soomaaliland ayaa War ay goordhaw soo saareen Kaga Hadkay arinta Doorashooyinka Dhawaan lagu madlanaa in ay qabsoonto hase yeeshee Gudigu waxaa ay sheegeen in Ay Dib Udhaceen.

Doorashooyinka Heer Deegaanka Iyo Mida Golayaasha Deegaanka Oo Lagu waday in ay Qabsoonto Dhawaan Ayaa Gudigu Sheegeen in ay Dib Udhacayaan.

Gudooniyaha Gudiga Doorashooyinka Somaliland Cabdulqaadir Iimaan Warsame waxaa uu in Farsamo ahaan iyo Istiraatiijiyad ahaanba aysan Suuragal aheyn in Doorashooyinku ay ku ku dhacaan Waqtigii loogu Talagalay Dibna Loo dhigay.

Warsaxaafadeedka Iyo Video-ga Gudigu Goordhaw inaga Filo akhriste.