Xisbiyada Siyaasada Dalka: “Dad Baa Jira Kala Dhantaalaya Dadka Oo Diidan Doorasho Xur Ah Oo Ka Dhacda Jubbaland”

0
269

Xisbiyada Siyaasadda Soomaaliya ayaa War ay soo saareen Kaga Hadlay arimaha Doorashooyinka Jubbaland iyagga ku baaqay in Shacabka Deegaanadaasi in ay Meel qura uga soo wada Jeestaan Kuwa Doonaya in ay kala dhantaalaan.

Bayaankan Wadajirka ay usoo saareen Asxaabta Siyaasadeed ee Dalka ayaa lagu Bogaadiyey Dadaaladda Baarlamanka Jubaland ay ku Doonayaan Doorasho Xur ah iyagga Oo Dowladaha Jaarka ah iyo Dowladda Federaalkana uga Digay Faragalinta Howlaha Doorashooyinka iyo Sugidda Ammaanka.

Halkan Hoose Ka Daalaco War-Murtiyeedka.