(Akhriso) Kal-Fadhigii 5-Aad Ee Golaha Shacabka Oo Xirmay.

0
246

Kal-Fadhigii 5-aad ee Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka federaalka Jmahuuriyadda Soomaaliya ayaa la shaaciyay in uu si rasmi ah u xirmay,iyadoo lagu wargeliyay xildhibaanada golaha shacabka.

Qoraal ka soo baxay xafiiska guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa lagu sheegay in kalfadhigii 5-aad uu xirmay 27 July 2019.

Halkan Hoose Ka Daalaco Warsaxaafadeedka.