Ciidamada DFS Oo La Wareegay Gacan Ku Heynta DegmedaDegmeda Owdheegle Oo Ka Tirsan Sh/Hoose.

0
257

Ciidamadda xooga Dalka Soomaaliya  ee sida Gaarga ah u tababaran ayaa lagu soo waramayaa in ay si buuxda ula wareegeen Degmeda Owdheegle oo ka tirsan Gobolka Shabellaha Hoose.

Dad goob jooge yaal ah ayaa Gargaar.net u sheegay in Ciidamo Katirsan Kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya ay saakay ku arkayaan Magaaladda kuwaasi oo Roondooyin kasameynaya.

Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed Ee SONNA oo soo xiganeyso Taliyaha Ciidanka Lugta Gen Odawaa Yuusuf Raage waxaa ay ku warameysaa in Xaaladu ay tahay Mid Degen.

Waxaa uu sidookale Taliyuhu sheegay in Ciidamadda ay bilaabeyn Howlgalo ay ammaanka ku xaqiijinayaan.