Ra’isul-Wasaare Kheyre Oo La Dardaarmay Ciidamo Loo Diyaariye La Dagaalanka Al-Shabaab

0
299

Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayaa Booqday Ciidamo loo diyaariyey Dagaalka Ka dhanka ah Xarakadda Al-Shabaab.

Kheyre ayaa Dardaaran ugu tagay Ciidamadaa oo ku xaresnaa Xerada Ciidamada Generaal Gordan ee Muqdisho.

Ra’isulwasaaruhu waxaa uu Ciidamadda kula taliye in ay Joogteeyaan Dagaalka Ka dhanka ah Al-Shabaab tan iyo inta dalka oo dhan laga xureynayo isaga oo sidookalena u balanqaaday Ciidamadu ay ay joogto uheli doonaan Xuquuqaadkooda.

Sidan oo kale dhowr jeer oo hore waxaa Xiradan tababaro loogu soo xiray Askar farabadan kuwaasi oo kamid noqday Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya.