Sawiro: Aaskii Qaran Ee Muqdisho Loogu Sameeyey Duqii Hore Ee Muqdisho.

0
275

Allaha unaxariistee Waxaa Axada  Maanta ah Magaaladda Muqdisho Aas-Qaran loogu Sameeyey Gudoomiyihii Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Enjineer Yariisoow oo u geeriyooday Dhaawac Ka Soo Gaaray Qaraxii 24-kii Bishii Hore ka dhacay Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar.

Allaha Unaxariisto Duqii Hore Ee Muqdisho

Waxaan Halkan Idinkula Wadaageynaa Sawiradda Janaasadda iyo Duugta Duqii Hore Ee Muqdisho Rabi ha unaxariistee.