Xidigan Waa 25-sano jir waxaana Caqabad Kunoqday Mushaarka uu dalbanayo Isbuucii oo ah 350-Kun Oo Ginni iyo Dalaalkiisa Oo Doonayo Lacag Fara badan Balse Mancheater United ayaa ku Doodeysa in Dalaalkiisu ay siisay 15-Milyan Oo Euro si uu usoo fududeeyo Howsha Dhiman.
#cambiodelook Le ponemos onda ?? @PauDybala_JR Gracias por dejarme revolucionar tus cabellos !! pic.twitter.com/BzXJToeI5I
— NelsonSainoEstilista (@NelsonSaino) June 23, 2016
Taageerayaasha Waxaa Xamaasadooda sii kiciyey xidigan Oo 3-Bishan Jartay/Xiirtay sida Durba uu ugu baahda Tin Jariin kale taasi oo ay u fasirteen In uu isku diyaarinayo Munaasabadda Shaacinta iyadda oo Baraha Bulshadana ay Qabsatay Aragtiyo kala duwan Oo ay Taageerayaashu Arinta Ka Dhiibanayaan.
Adigu Maxey Kula Tahay.