Dib U Dhac Ku Yimid Shirkii Dib-U-Heshiisiinta Galmudug.

0
355

Dib u dhac ayaa kuyimid shirkii Dib u heshiisiinta Beelaha Daga Deegaanadda Galmudug Oo Lagu Madlanaa in Laqabto 5-bishan Oo Ku beegan Isniinta Berito ah.

Qoraal Kooban oo ka soo baxay Gudiga Qaban-qaabada Shirka Dib-U-Heshiisiinta Galmudug ayaa lagu sheegay in Dib udhac uu kuyimid Shirka Balse Laqaban Doono 17-ka Bishan.

Warka kasoo baxay Gudiga waxaa kaloo lagu sheegay in Sababta dib udhaca Keentay ay kamid tahay Iyadda oo la tixgalinayo Maalmaha Baroordiiqda iyo Xuska iyo Duqa Magaaladda Muqdisho iyo  Maalmaha Dagaaldaga Ciidul Adxa Oo Fooda inagu soo haya.

Gabagabadii Qoraalka ayaa Loogu Baaqay in Wufuuda mataleysa Beelaha ee Shirkan ka Qeybgaleysa ay Sii Tagaan Magaalo Madaxda Galmudug Ee Dhuuso Mareeb.