DEG DEG:- Gudoomiyihii G/Banaadir Oo Geeriyooday

0
324
Gudoomiyaha G/Banaadir Eng Yariisoow

Allaha unaxariistee waxaa Maanta Geeriyooday Gudoomiyahii Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan eng Yariisoow.

Geerida Duqii Muqdisho waxaa Xaqiijiyey Wasiirka Dhalinyaradda iyo Sportska Xukumadda Soomaaliya Marwo khadiijo Maxamed Diiriye iyo Xubno katirsan Maamulka Gobolka oo ku sugan Dalka Qatar.

Eng Yariisoow ayaa dhawaan ku dhaawacmay qarax xoogan oo ka dhacay Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir kaasi oo ay ku geeriyoodeen 7-Ruux oo ay kujiraan Gudoomiye yaal dagmo  iyo agaasime yaal katirsanaa Gobolka.

Wixii akhbaaraadkaa kusoo kordhaa kala soco Gargaar.net