Gabadhii Caleenta Shaaha Ka Taajirtay.

0
307

Waxaan idin soo gudbin donnaa Taariikh Kooban Oo ku saabsanshaweeneydii Ka Taajirtay Ka Ganacsiga Caleenta Shaaha.

Lesley Wild, waa gabadh ganacsato ah oo madax ka ah sharikadda Soo saarta Caleenta Shaaha.

Caleenta shaaha ee lagu magacaabo, Yorkshire Tea, ayaa ka mid ah shaaha loogu jecel yahay dalka Ingiriiska, waxaana sannadkii 2018 la iibsaday in ka badan 5.5 bilyan oo calaantaas ah.

Shaaha Yorkshire

Haddaba, maxaa lagu jeclaaday shaaha Yorkshire? “sababtu waa dhadhankiisa wanaagsan” ayay tidhi Lesley Wild oo sidookale Sheegtay in Shaaha Yorkshire uu yahay Wax soosaarka Ugu Wanaagsan Shirkadeeda Sidookalena Waxaa ay shirkadu soo saartaa Kageega.

 

Ganacsiga Shaaha Yorkshire ayaa markii ugu horraysay la bilaabay sannadkii 1970,-kii waxaana Gabadhan Lagu Magacaabo Walid ay shaqadan Bilowday 1960-kii iyadda oo Gelin Qura ka shaqeyn jirtay Ganacsigan oo ay lahaayeen Qoyska Seygeeda Balse markii Dambe ayey Si joogto ah uga shaqo bilowday Sanadii 1979-kii.

Frederick Belmont

 

Shaqadeedii ugu horraysay ayay ka bilowday maareeyaha dhoofinta shaaha. Waxaana ay sheegtay in Shaqadeydu ay aheed mid Heer sare ah oo ay ka dhaxashay Xirfad wax ku ool ah.

,

 

“Maadaama aan jeclaa cunto karinta, waxaan horumar ka gaaray qaabab loo samayn karo cuntooyin gasacadaysan. Dabadeedna waxaan bilaabay in aan dibadda u dhoofiyo.”

,

Sannadkii 1996 ayaa Jonathan Wild waxa uu noqday madaxa fulinta ee shirkadda Bettys & Taylors of Harrogate, tallaabadii ugu horraysay ee uu qaadayna waxay noqotay in uu hawlaha shaqada soo koobo maadaama waxyaabo badan oo kala duwan uu ganacsigoodu ka koobnaa. Inkastoo markii lagaaray 2011-kii Shirkadu ay sameysay isbedeko waaweyn Oo Gaarsiiyey Heerka Maanta.

Shaaha Yorkshire