Madaxweynaha Tunisia ‘Beji Caid’ Oo Geeriyooday.

0
247

Madaxweynaha dalka Tunisia Beji Caid Essebsi ayaa ku geeriyooday 92 jir.

Beji Caid Essebsi ayaa ahaa madaxweynaha ugu da’da weyn dunida.

Waxaa Arbacadii la seexiyay Isbitaal markii uu xanuunsaday balse saraakiisha dakaas kama aysan hadlin waxa uu yahay xanuunkiisa.

Essebsi ayaa waxaa uu ku guuleystay doorashadii ka dhacay Tunisia kaddib kacdoonadii ka dhacay dalalka carabta.