Jubbaland Oo Soo Bandhigtay Ajaanib ka Bar-Bar Dagaalameysay Al-Shabaab.

0
258

Maamulka Jubbaland ayaa soo bandhigay Rag ay sheegeen in ay ka tirsanaayeen Al-Shabaab oo ajaanob ah.

Sedex ragga ayey soo bandhigeen Jubbaland kuwaasi oo Ciidamadda ay gacanta Kusoo dhigeen.

Waxaa la sheegay in Raggan la soo qabtay xilli Ciidamadda Jubbaland ay howlgalo ka wadeen Degmeda Afmadoow oo jubada hoose ka tirsan.

Saraakiil uhadashay maamulka jubbaland ayaa sheegay in Raggan oo sedex ah dhalasho ahaan in ay kasoo jeedaan Dalka Tanzaania inkastoo aysan shaacin Magacyadda Raggan.