Waxbarashada Somalia: Ardey Gilin Wax Barta Gilinna Isaga Dad Waxbara. Qormo.

0
232

Wixii ka dambeeyey Burburkii Dalka waxaa ay Sameyn Xoogan Ku yeelatat waxbarashadda Soomaaliya inkastoo ay jiraan Shaqsiyaad Isxilqaamay oo u istaagay Waxbaridda Dhalaanka Iyagga oo ka fiirsanaya Arimo Ganacsi.

Tan Iyo Burburkii Dowladdi Dhexe ee Dalka Waxaa Heerar kala Duwan soo maraye Waxbarashadda Soomaaliya oo Xilliyo kala duwan soomartay.

Waxa iminka Soomaaliya ka hanaqaaday Schoolo iyo Jaamacado fara badan Balse badigood waxa ay u furan yihiin Ganacsi.

Dowladda Soomaaliya ayaa labadii sano ee lasoo dhaafay Qaadeysay Imtixaanadka Qaran taasi oo dhalintu aad ugu wareren maadaama Aysan Dowladdu iyadu Hoos iman Dugsiyadda wax barasho oo aan manaahijtoodu laga dhigin.

Dugsiyadda wax barasho ee Somaaliya waxa ay Hoostagaan Dallado wax barasho oo iyagu is xilqaamay Balse aan Cid u igman howsha ay qabanayaan halka ay Dugsiyaddu Hoostagi lahaayen Waxaaradda Waxbarashadda Ugu Xilsaran Dowladdu ee shaqadeda Gabtay.

Wasaaraddu kama warheyso waxa ka dhacaya Dugsiyadda Gaar ahaan kuwa Gobolka Banaadir kuyaal.

waxaad arkeysaa Ardey Gilin Jaamacad Ďhigta oo isaguba aan Bachular Digree wili Hanan Oo Gilinka Kale wax Udhigaya Ardeydii Dugsiyadda Sare taasi oo Wareer Badan Sii Galineysa Xaaladda Waxbarashadda Soomaaliya.

”Sawirkan Maaha Kan Saxda ee Shaqsigga Qormadan ku socoto ee waxaa uu tusaale wanagsan u yahay ardey ardey kale xiso siinayo”.

Maxamed Deeq waxaa uu kamid yahay Ardeyda Gilinna Iyagu waxbarta Gillinta Dadka Waxbara.

Waxa uu Gargaar.net kaga Hadlay waxa Aruntan kukalifay waxaana uu shegay in Bariiskiisa un uu ka dhacsado.

waxaa uu intaa ku daray in isaguba uu qaatiyan ka taagan yahay Bixinta Duruustan hayeshee Qoyskiisa ay tahay mid danyar ah oo aan waxbo Heysan.

 

Waxaa uu Gargaar.net wey diuyey Hadii Qoyskaagu uu waxbo Heysan Ma Dadkaaga ayaad Qiyaameysaa.

waana uu kagaabsaday Jawaabta Su’aashaasi.

Dowladda Soomaaliya ayaa looga Fadhiyaa in ay isku xilqaanto wax barashadda Dhalaanka Soo kacaya ee Soomaaliyeed oo ay iyaddu ugu yeerto Jiilka Berito.

W/Q:- Zakariye Maxamuud Cali Qaran.