W/A/Gudaha XFS Oo Ka Hor Timid Liiska Odayaasha Dhaqanka Oo Ay Soo Sareen Gudiga Dorashoyinka Jubbaland.

0
234
War Sugan Oo Aan Dhanna Ujanjeerin

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS ayaa sheegtay in Liiska Odayaasha Dhaqanka oo ay soo saareen guddiga Doorashooyinka Jubbaland uusan waafaqsanayn Diiwaanka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dhaqanka Rasmiga ah ee Beelaha Jubbaland.
HALKAN HOSE KA DALACO WARSAXAFADEDKA.