Magacyada Mas’uuliyiintii Ku Dhigtay Qaraxii Aqalka Dowladda Hoose Ee Xamar.

0
219

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka banaadir ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen Qaraxii maanta ka dhacay xarunta dowladda Hoose ee Muqdisho.

Dadka dhintay ee la xaqiijiyay waxaa ka mid ah:

Gudoomiyaha Cabdicasiis Sabaax Cabdullahi Asad.

Gudoomiyihii degmada Waabari, Mahad Cilmi

Agaasimaha nadaafadda Cabdifataax Cumar Xalane

Agaasimahii Shaqaalaha maamulka gobolka Banaadir Cabdullaahi Dheere.

la taliyaha dhanka Sharciga ee gobolka Banaadir Xasan Sabriye

Waxaa sidoo kale ku dhaawacmay Qaraxa Mas’uuliyiin uu ka mid yahay Gudoomiyaha gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow oo xilligan caafimaadkiisa lagula tacaalayo Cisbitaalka Digfeer ee Magaalada Muqdisho.