Madaxweyne Farmaajo iyo Farintiisa Soo Dhaweynta Ra’isul-Wasaaraha Cusub Ee Britain Burin Johnson.

0
279

Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhambaal hampalyo ah udiray Ra’isulWasaaraha Cusub ee Britain Boris Johnson.

Madaxweyne Farmaajo ayaa Sheegay in uu soo dhaweynayo Xilkan Cusub ee Loo Doortay Mr, Johnson Waxaana uu urajeeyey in uu kasoo dhalaalo.

Ra’isul-Wasaare Boris Johnson ayaa Arbacada Maanta ah la wareegaya Xafiiskiisa isaga oo Bedeli Doona Ra’isul wasaarihii isaga ka horeeye Theresa May.

Qoraal kooban oo madaxweynuhu uu Soo dhigay Boggiisa Twiterka ayuu ku sheegay madaxweynuhu in uu la shaqeyndono si buu yiri ay u ifto Xeriirka Labada Dhinac Ee Soomaaliya iyo Britain.