Goorma Ayaa La Qabanayaa Shir Weynaha Dib U Heshiisiinta Galmudug.?

0
276

Guddiga Qaban-qaabada Dib U Heshiisiinta Galmudug ayaa Shaaciyey waqtiga La qaban doono shirweynaha Dib-U-Heshiisiineed.

Waxaa ay sheegeen in Shirkan la isugu imaan doono 5-ta Bisha Augosto 2019- islamarkaana Ay ka qeybgali doonaan 156-Ergo oo Matalaad u noqonaya Dhammaan Beelaha Daga Deegaanadda Galmudug.

Mar Gudoomiyaha Gudigaas wax laga weydiyey arimo laxeriira Beelaha Qaar oo ka godooday Shirkan Agosto ku ku mad ayuu sheegay in Guddigan uu geed gaaban iyo mid dheerba u fuulidoono sidii ay u xalin lahaayeen Tabashoiyinka Beelaha Qaar iyo Madmadowga Siyaasadeed ee Mudooyinkii Dambe soo kala dhexgalay Siyaasiyiinta Reer Galmudug.