DEG DEG:- Qarax Xoogan Oo Ka Dhacay Gudaha Xarunta G/Banaadir

0
260

Qarax Xoogan ayaa Goordhaweed Ka Dhacay Gudaha Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir kaasi oo geestay Khasaare Xoogan.

Wararka qaar waxaa ay sheegayaan in Ruux isisoomidaamiyey  inkastoo weli laamaha ammaanku aysan xaqiijin.

Goob jooge ku sugan meel aan ka fogeen Aqalka Looga arimiyo Gobolka Banaadir ayaa Gargaar.net u sheegay in Qarax Xoogan uu ka dhacay Gudaha Xaruntaasi kaasi oo laga maqlay Qeebo badan oo kamida Degmooyinka Gobolka.

Majiro wax faafaahin ah oo kasoo baxay maamulka balse xilliga uu qaraxu dhacaye waxaa la sheegay in xaruntu ay ka socotay shirar Ammanka looga hadlaye.

Wixii kusoo kordhaa dhawaan filo.