DEG DEG: Qarax Xoogan Oo Ka Dhacay Muqdisho.

0
246

Qarax Xoogan ayaa Goordhaw ka dhacay Agagaarka KM-4 dhanka wadada aada Airport-ka Aadan Cade ee Magaaladda Muqdisho.

Qaraxan ayaa waxaa la sheegay in Dhawaqiisa Laga Maqlay Qeebo baxan oo kamida Magaaladda.

Warar aan laxaqiijin ayaa sheegaya in Gaari walxaha Qarxa laga soo buuxiyey uu ku qarxay Bar Koontarool oo laga Ilaaliyo Garoonka Diyaaradaha Magaaladda Muqdisho.

Garoonka Diyaaradaha Aadan Cade ee Magaaladda Muqdisho waxaa Maalmihii ugu dambeeyey laga Daad gureynaye Xujey fara badan oo sanadkan aadeysa Gudashada acmaasha Xajka ee sanadkan.

Wixii kusoo kordhaa wararkeena dambe ayaad ku daalacandoontaan insha’allh.