Puntiland: “DFS Waxay Faragalin Ku Heysaa Dorashoyinka Galmudug iyo Jubbaland” AKHRISO.

0
236

Warsaxaafadeed ka soo baxay Puntiland ayaa lagu sheegay in Dowladda Federaalku ay ku Howlantahay Burburinta Maamul-Goboleedyadda iyadda oo Si kululna Loogu dhaliilay Kaalinta Dowladdu ee Doorashooyinka Galmudug iyo Jubbaland.

Puntiland ayaa DFS usoo jeedisay in ay kawaantowdo Faragalinta Arimaha Doorashooyinka Maamulada oo ay sheegtay in hadii ay kusii dhiirato ay ka dhexli doonto Cawaaqib Xumo Daran.

Halkan Hoose ka Daalaco War Saxaafadedka.