(Warsaxafadeed):- Puntiland Oo Ka Hortimid Gudigii Uu Mahacabay Madaxweyne Farmaajo.

0
262

Maamul-Goboleedka Soomaaliyeed Ee Puntiland ayaa Si weyn uga hortimid Gudigii uu Dhawaan Magacaabay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee Wadahadaladda Soomaaliya Iyo Soomaaliland.

Warsaxaafadeed Ka soo puntiland ayaa Lagu Sheegay in Gudigan aan loo marin Si waafaqsan Dastuurka Dalka Oo Labaalmaray.

Waxaa sidookale Puntiland ay Sheegtay in Magaabista Guddigan ay ka muuqato In Dowladda Dhexe aysan Dooneen In Guul Wax ku oola Laga gaaro Wada-Hadaladda Labada dhinac, Dhibtii kayimaadana ay Mas’uuliyadiisa Qaadeyso DFS.

HALKAN HOSE KA DALACO WARSAXAFADEDKA.