Madaxweyne Waare Oo Xilka Ka Qaaday Wasiirka Maaliyadda Hirshabelle.

0
353

Wareegto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Xilka Looga Qaaday Wasiirkii Maaliyadda iyo Hormarinta Dhaqaalaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Maxamuud Cabdulle iyadda oo Xilkaasina Loogu Magacaabay Cabdi Shakuur Abuukar Xasan.

Halkan Hoose Ka Daalaco Warsaxaafadeedka.

Warkan ayaa imaanaya iyadda oo Mudooyinkii Dambe warar soo baxaye ay sheegayeen In khilaaf uu ka dhexeeyo Madaxweyne Waare iyo Wasiirka uu shaqada Ka eryey ee Maxamed Maxamuud.

Balse waare ayaa shaqo ka eryidiisa u cuksaday in Loobaahan yahay isbedel Dhinaca Horumarinta Dhaqaalaha ee uu yeesho Maamulka Hirshabelle taasi oo Baahi badan loo qabay sida Warsaxaafadeedku aad ku soo arkjrisateenba.