VIDEO: Madaxweynaha Puntiland Oo Joojiyey Deegaameynta inta U Dhexeysa Garowe iyo Bura-Awdal.

0
241

Madaxweynaha Maamulka Puntiland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Joojiyey Deegaameynta iyo Dooxooyinka Inta U dhaxeysa Magaaladda Garoow iyo Deegaanka Buura-Awdal.

Halkan hoose ka Daalaco Video-ga.