Wararkii Ugu Dambeeyey Magaalada Hobyo Oo Uu Ka Furmayo Shirka Nabadeynta.

0
325

Magaalo Xeebeedka Hobyo waxaa Ka soconeysa Qaban qaabadii ugu dambeysay ee Ku aadan sidii halkaa uu uga furmi lahaa Shirka Nabadeenta Midkamida Beelaha Daga Galmudug Kaasi Oo Maalmahanba lasii Qorsheynaye.

Shirkan ayaa lagu wadaa in Saacadaha ina soo aadan uu Ka Furmo Hobyo.

Shirka waxaa ka qeybgalaya Siyaasiyiin, Wax garad Iyo Mas’uuliyiin Katirsan Hey’adaha kala duwan Ee Dowladda kuwaasi oo lagu Casuumay.

 

Wariye Madax banaan oo ku sugan Hobyo Waxaa uu Gargaar.net u sheegay in Hobyo ay haatan Ka soconeyso Diyaar garoow Balaaran aadna looga dareemayo.

Shirkan ayaa Mudada uu socdo Looga arinsan dona arimaha Nabadeynta, is Cafinta, iyo guud ahaan arimaha Soomaaliya gaar ahaan arimaha Galmudug.

Waxaa uu shirkan kusoo aadayaa iyadda oo ra’isul-Wasaare Xasan Cali Kheyre iclaamiyey Shir Balaaran Oo Manadeen ah kaasi oo lagu qaban doono Magaaladda Dhuuso-Mareeb.

Wixii kusoo kordhaa Shirka Hobyo ee Daqiiqado Kadib Lagu wado in uu Furmo waxaad ku daalacan doontaan Wararkeena Dambe insha’allah.