(Video):- Puntiland Oo Muqdisho Dib Ugu Soo Celineyso Caruur La Soo Xaday.

0
290

Wasaaradda Haweenka Puntiland waxaa ay sheegtay in ay Gacanta Ku heyso 21-Caruur ah oo Ay sheegtay in Laga soo Xaday Magaaladda Muqdisho ee Caasimada Dalka.

Wasaaraddu waxa ay shegtay oo Qura in Ay ku dadaaleyso sidii Carurtan ay dib ula mataanoobi lahaayeen waalidiintooda Balse ma aysan sheegin In la qabtay Dadkii Soo Xaday iyo inkale.

Halkan hoose ka daalaco Video-ga.

Arintan ayaa noqotay mida ugu hadal heynta badan Saakay Magaaladda Haroowe ee Xarunta Maamulka Puntiland taasi oo dadku ay aad uga amakaageen.