DEG DEG:- Qarax Xoogan Oo Caawa Ka Dhacay Xeebta Liido iyo Wararkii Ugu Dambeeye.

0
338

Mahaaladda Miqdisho waxaa Caawa Ka Dhacay Qarax Xoogan oo Jugtiisa Laga Maqlay Qeebo Badan oo kamida Degmooyinka Gobolka Bamaadir.

Qaraxan oo la sheegay in Loo adergsaday Gaari walxaha Qarxa laga soo buuxiyey ayaa Waxaa uu ka Dhacay Agagaarka  Xeebta Liido Ee Degmedda Cabdulcasiis.

Goobjooge lahadlay Warsidaha Gargaar.net waxaa uu sheegay in Qaraxa uu Kadhacay Aargada Xeebta Liido Halkaasi oo La dhigay Gaari Walxaha Qarxa laga soo Buuxiyey inkastoo Wax khasaare ah uusan ka dhalan Maadaama Xilliga Qaraxu uu dhacay ay aheed Xilli Afur ah oo Dadku Xaafadahoodu u afur Doonteen.

Wixii kusoo kordhaa Wararkaasi Qaraxa Laxiriira Kala Soco Gargaar.net  “U Hiiliyaha Umadda Soomaaliyeed”.