(AKHRISO):- Wasarada Waxbarashada XFS Oo Shaacisay Jadwalka Imtixanaadka Dugsiga Sare.

0
385

Wasaaradda Waxnarashadda Hidaha iyo Tacliinta Sare ee XFS ayaa Markale Shaacisay Jadwalka Imtixaanaadka Kama Dambeystaha ahi ee Dugsiga Sare Fasalkiisa Afarad.

Imtixaanaadkan ayaa Hore ufashilmay Markii Nuqulo kamida Maadooyinka lagu kala iibsaday Magaaladda Muqdisho kaasi oo ay Faafisay Qeeb kamida 100-Qeybood Oo imtixaanaadka lagu qaadaye Sida uu warbaahinta la wadaagay Wasiir Goodax Barre.

27-Bishaan ayaa Markale Imtixaanaadku ay dib ibilaaban doonaan Waxaana ay Socon doonaan ilaa 31-ka Bishan May aynu kuguda jirno.

HALKAN HOOSE KA DAALACO JADWALKA.