Madaxweynaha Maamulka Puntiland Saciid Deni ayaa Afur usameeyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Koofur-galbeed Soomaaliya Lafta Gareen iyo Wufuuf kale oo ku sugan Magaaladda Garoowe ee Xarunta Maamulka Puntiland halkaasi oo dhawaan ka dhacay shir fashil kusoo idlaaday.
Halkan Hoose Ka Daalaco Video-ga.