Roob-Doon Saakay Ka Bilaabatay Boosaaso.

0
382

Magaaladda Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari waxaa ka dhacay isku soo bax Roob doon ah.

Isku soo baxan oo dadku ay alle uga baryayaeen Roob waxaa ka qeyb galay Duqa-Magaaladda, Culimadda Magaalo Xebeedka Boosaaso, Ganacsato, isimada Dhaqanka, Ardey iyo Qeebaha Bulshadda.

Dhammaan Dadkii ka qeybgalay ayaa Eebe Weyne Ka Baryaye in uu usoo dedejiyo Roobka oo kamida Raxmada Alle Maadaama Mudooyinka uu Magaaladda iyo Guud ahaan Dalkaba kajiray kuleel aad u daran.

Wariye Madaxbanaan oo ku sugan Magaaladda Boosaaso ayaa Gargaar.net u sheegay in dadku ay Socod dheer ku marayaan qeebo badan oo kamida Magaaladda iyadda oo uu weli socdo Roob doontii Saakay Soo Bilaabatay.