Golaha Shacabku Waa Wakiiladda Shacabka La Xasuuqayo Ee Maaha Golaha Sacabka!

0
299

Xildhibaanadda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Maanta isugu tagay Xarunta Golaha Shacabka Ayaa lasoo warinayaa in Muran adag uu kataagan yahay Ajandaha Maanta ee Baarlamaanku.

Xildhibaanadda Qaar ayaa wata Waraaqo ay ku xardhan yihiin Halku dhigyo ay kamid yihiin Xildhibaanadda Golaha Shacabka waa Wakiiladda iyo Codka Shacabka La XasuuqayoXas Maaha Golaha Sacabka! Iyo Dhiiga Daadanaya iyo Dastiurku Yaa Weyn.

Sawirro iyo Muuqaalo Lasoo dhigay Baraha Bulshadda ayaa Muujinaya Sida loogu kala aragti duwan yahay Ajandaha Maanta iyo Waraaqaha Mudanayaasha Qaar iyo Halku Dhigyadda Ku Xardhan.

Maxay Kula Tahay.?

Halkan Hoose Ka Daalaco Sawiradda.