Sawiro:- Tiro Hoobiye-yaal Ah Oo Lagu Garaacay Madaxtooyadda Somalia.

0
289

Tiro Hoobiye yaal ah oo aan la ogeyn halka laga soo ganay ayaa Maanta ku dhacday Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya oo dhan looga Arimiyo.

Macadda ilaa iminka khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay Qaraxyadaasi waxaana jirin wax hadal ah oo kasoo baxay Madaxda Dowladda Federaalka ee Gantaaladda lagu Tuuray Hoygooda.

Sawiro uu helay Warsidaha Gargaar.net oo laga soo qaaday Madaxtooyadda Soomaaliya gaar ahaan goobihii ay Madaafiicdan haleeleen ayaa Muujinaya Burbur aan Badneen oo soo gaaray Madactooyadda.

Halkan Hoose Ka Daalaco Sawiradda.