Vidio:- Daawo:- Jawaabtii Dowladda Soomaaliya Ee Lawada Sugaye.

0
356

Iyadda oo ilaa shalay lawada sugaye Fariinta Jawaabta ah ee Soomaaliya ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ay Soo bandhigtay Jawaabta Hadalkii ka soo yeeray Dowladda Kenya ee ku aadanaa Xurgufta Xirgaha Goosatay ee soo kala dhex gashay Labada Dal.

Halkan Hoose Ka Daalaco Video-ga.