Maxkamad Ku Taala Degmeda Guraceel Oo Xukun Dil Ah Ku Riday Nin Dilay Walaalkii.

0
332

Maxkamad Kutaalo Magaaladda Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa Maanta Riday Xukun Dil ah.

Maxkamadda aya xukuntay Eedeysane la sheegay in uu Dilay Walaalkii sida uu Gargaar.net u xaqiijiyey Mid kamida Garsoorka Maxkamadda Deegaanka Gelinjire oo hoostaga Degmeda Guraceel ee Gobolka Galgaduud.

Xaakimka Maxkamadda Xukunka Riday ayaa Warbaahinta u sheegay in Eedeysanaha uu Qirtay Dacwada lagu soo oogay islamarkaana uu u sheegay in uu qiraal yahay in Walaalkii uu ku dilay Rasaas iyo Mindi.

Arinkan ayaa ah mid dadka Gobolka Galgaduud ay dhaeaanahanba hadal hayeen Go’aanka kasoo bixi doona Maxkamadda iyo Talaabadda Xigi doonta Dilka Marxuumka Kadib.