Xildhiban Fiqi Oo Taageray Dibad-Baxa Ka Dhanka ah Shidaalka Soomaaliya Ee London Ka Soconaya.

0
466

Iyadda oo Maanta Magaaladda London ee Cariga Dalka Engriiska uu ka Furmay Shir looga hadlayo arimaha Shidaalk Soomaaliya ayaa Waxaa isisootaraya Eedaha La Xeriira Shirkaasi.

Xildhibaam Axmed Macalin Fiqi oo kamida Xildhibaanadda Baarlamaanka Soomaaliya Ayaa Waxaa uu ka hadlay Arimaha Laxeriira Banaan baxayaal Xoogan oo ka socda London laguna Diidan yahay Shirkaasi.

Xildhibaan Fiqi oo kamida Siyaasiyiinta Dhaliila Dowladdu waxaa uu Qoraal Kooban uu soo dhigay Boggiisa Twiterka Ku Muujiyey Taageeradda Dibadbaxa Kasocda London.

Fiqi ayaa Sheegay in Dadka Soomaaliyeed ee Ka Qeybqaadanaya Dibad baxayaashu ay yihiin Muwaadiniin Dhab ah oo Muujiyey In aysan U Dulqaadanen Marnaba in Laxaraasho ama La Musuqo Shidaalka Soomaaliya.

Halkan Hoose Ka Daalaco Qoraalka Twiterka.

Magaaladda London Waxaa ka soconaya Shir looga Hadlayo Arimaha Soomaaliya oo ay Barbar Socdaan Dibad-Bax Xoogan Oo Looga Soo Horjeedo Shirkaasi.

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Horaan ka hadashay Shirkan waxaa ay sheegtay in Shirkan Looga hadlayo arimaha shidaalka islamarkaana ay tahay in Lasoo bandhigo oo Qura.

Waxaa Goobta lagu soo bandhigayaa Sahmin la sheegay in Laga Sameeyey Soomaaliya Xilligii Dowladdi tan ka horeysay Sida Dowladdu ay sheegtay.