Xafladda Caleema Saarka Madaxda Puntiland Oo Si Toos Ah Uga Socota Garoowe.

0
347
Xafladda Caleemasaarka Madaxda Puntiland Oo Ka Socota Garoowe.

Magaaladda Garoowe ee Xarunta u ah Maamulka Puntiland waxaa Caawa Si toos ah uga soconeysa Munaasabadda Caleema Saarka Madaxda Cusub ee Maamulkaasi.

Munaasabadda oo si heer sare ah loo soo agaasimay waxaa ku sugan Maxax Fara Badan oo lagu Casuumay kuwaasi oo isugu jira Micaarad iyo Muxaafid.

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Dhinaca Dowladda Federaalka Ku Matalaya.

iyadda oo Ay sidookale ku sugan yihiin Xubno Fara Badan oo ay kamid Yihiin Madaxda Maamul-Goboleedyadda iyo Madaxeeynihii Hore Ee Soomaaliya Xasan Sheakh Maxamuud, Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya Shaekh Shariif Sheiakh Axmed, Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur, Cali Maxamed Geedi iyo Xubno kale.

Hadaba Munaasabadda oo Si toos ah Haatan Uga Socota Magaaladda Garoowe waxaad kala Socon kartaan si Live Ah Bage-ka Facrbooka Ee Website-ka Gargaar.net.

https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=745787355793240&id=196086017430046

Dadka Falanqeeya Arimaha Siyaasadda Soomaaliya ayaa Caawa U arka Fursad Weyn oo ay ku kulansan yihiin Madax Mucaarad Iyo Muxaafad isugu jira taasi oo ay kaga arinsan karaan Aayaha Soomaaliya.

Wexii arimahaasi oo idil kusoo kordhaa kala Soco Gargaar.net.