{Daawo}:- {VIDEO}:- Khudbadihii Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya iyo Madaxweyne Cusub Ee Puntiland.

0
314

Magaaladda Garoowe ee Xarunta Maamulka Puntiland waxaa Maanta Gaaray Wufuud Fara badan oo Kamida Kuwa Lagu Casuumay Caleema Saarka Madaxweynaha Cusub ee Puntland Saciid Candullaahi Deni.

Wufudaa Waxaa kamida Madaxweynihii Hore ee Dowladii Federaalka aheed ee Soomaaliya Xasan Sheakh Maxamuud iyo Wafdi Balaaran oo uu Hogaaminayo.

Hadaba Markii Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya uu ka Degey Garoowe waxaa Si wada jir ah Saxaafadda ula hadlay isaga iyo Madaxweynaha Cusub ee Ladoortay 8-dii Bishan Jenaury Saciid Cabdullaahi Dani.

Halkan Hoose Ka Daawo Khudbadaha Saciid Cabdullaahi Deni iyo Xasan Sheakh Maxamuud.