Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Xasan Sheakh Maxamuud Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Garoowe. +Sawiro.

0
340

Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya Xasan Sheakh Maxamuud iyo   Wafdi Balaaran oo uu Hogaaminayo Ayaa Gaaray Magaaladda Garoowe ee Xarunta Maamulka Puntiland halkaasi oo Siweyn Loogu soo dhaweeyey.

Xasan Sheakh Iyo Wafdigiisa Waxaa Garoonka Diyaaradaha Magaaladda Garoowe ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Puntiland Saciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweyne Ku Xigeenka Puntiland Axmed Karaash.

Wafdigan ayaa Garoowe kaga Qeybgalaya Caleema Saarka Madaxweynaha Cusub ee Puntiland Saciid Cabdulaahi Dani.

Halkan Hoose Ka Daalaco Sawiradda Soo Dhaweynta Xasan Sheakh Maxamuud.