{Video}:- Madaxweynihii Hore Ee Puntiland “Faroole” Mayahay Musharax Utaagan Doorashada 2019-ka ?

0
361

Madaxweynihii Hore ee Maamul-Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntiland Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud ”’Faroole”  oo shalay ku laabtay Magaaladda Garoowe ee Xarunta Puntiland ayaa Sheegay in Halkaa uu u tagay arimo khuseeyo Doorashadda Maamulkaasi.

Puntiland ayaa wajaheysa Doorashadda Madaxtinimadda Maamulkaasi Bilowga Sanadkan Soosocda ee 2019-ka.

Warar dhawaanahanba Soo baxaye waxaa ay sheegayeen in Maxaxweynihii hore ee Pintiland uu yahay Musharax utaagan Madaxtinimadda Maamulkaasi Balse Faroole ayaa arintaasi ay tahay Calaacasha oo Tini ay kasoo baxday.

Cabdiraxmaan Faroole ayaa Waxaa uu haatan yahay Xubin kamida Xubnaha Aqalka Sare ee Federaalka iyadda oo Murooyinkii ugu dambeeyey uu ku sugnaa Magaaladda Muqdisho.

Halkan Hoose Ka Daalaco Video-ga.